Dallada SOSIN
Dallada Mu’asasoyinka iyo macaahida shareecada ee Soomaliya waa Hay’ad waxbarasho iyo dacwo oo aan faa’iido doon ahayn, waxaana hoos yimaada macaahida iyo mu’asasooyinka bixiya cilmiga shareecada. Waxeeyna heysataa ruqsadaha lagama maarmaanka ah ee kayimid hay’adaha dowliga ah.
Practice Areas
Waxyaabaha eey Dalladu qabato waxaa kamid ah:

Recognition
Dalladu waxeey siisaa macaahida iyo mu'asasooyinka hoosyimaada shahaado cadeey neeysa in aay kamid yihiin dallada.

Issuing certificates
Dalladu waxeey siidaa ardayda ka qalin jabisa shahaadada dugsiga sare ee shareecada iyo tan qiraa'aadka.

Helping
Dalldu waxeey si lacag la'aan ah wax ku bartaa ardayda aan awodin in aay iska bixiyan waxbarashada iyo ardayda agoonta ah.

Training
Dalladu waxeey tababarro siidaa macalimiinta iyo culimada bara faafiyana diinta islaamka iyo manhajka suuban.
The senior management
Maamulka sare ee dallada

Mohamed Ali Jimale
SOSIN Chairman
Macalim Maxamad Cali Jimcale gudoomiyaha guud ee dallada SOSIN.

Shafici Mohamed Yusuf
Director General
Mr. Shaafici Maxamad Yuusf agaasimaha guud ee dallada.

Abdirahman Abbi Jama
The director of examination and certificate department
Macalim Cabdi Caabi Jaamac, agaasmiha imtixaanaadka iyo shahadoyinka ee dallada.

Ilmi Axmad Adam
The director of the administration and finance department
Mr. Cilmi Axmad Aadam agaasimaha maamulka iyo Maaliyadda ee dallada.
The remarks made about us
Maxaa nalaga yiri:

