Information about SOSIN
Macluumaad ku saabsan Dallada:
Aragtida daladda
Daladda mu’asasooyinka iyo machadyada shareecada waxeey dooneeysaa ineey noqoto hay’ad cilmiyeed hormuud ka ah faafinta cilmiga shareecada oo leh hab horumarsan, waxqabad waxbarasho oo la aqoonsan yahay, iyo hab maalul adag.
Fariinta daladda
Daladda mu’asasooyinka iyo macaahida shareecada ee soomaliya waa hay’ad cilmiyeed si hufan u bixisa adeegyo waxbarasho iyo tacliin tayo sare leh si loo diyaariyo jiil ku takhasusay cilmiga shareecada oo u helaan qiyamka islaamka iyo akhlaaqda suuban, waxa uuna xambaarsan yahay dib u habeenta umadda iyo in uu dareemo waajibka ah in dadka loogu yeero Eebe.
Hadafyada daladda
- Faafinta caqiidada saxda ah iyo sunnada nabida NNKH, la dagaalanka jahliga iyo afkaarta guracan.
- Kor u qaadista faafinta cilmiga shareecada ee asalkeeda saafiga ah.
- Diyaarinta jiil culimo iyo duccaad ah si loo daboolo baahiyaha waxbarasho ee dalka ka jira.
- Xoojinta afka Carabiga iyo ku faafinta bulshada soomaaliyeed.
- Horumarinta heerka maalul, barid iyo tacliin ee hay’adaha iyo machadyada shareecada.
- In lahelo iskaashi iyo isdhexgalka hay’adaha iyo machadyada shareecada, iyo ardayda ka qalin jabisay.
- K udadaalida sidii xiriir togan u yeelan lahaayeen machadyada shareecada.
- Ku dadaalida sidii deeqo waxbarasho loogu heli lahaa ardayda ka qalin jabisay machadyada hoos imaada daladda.
- Ku dadaalida sidii xarumaha daladda looga furi lahaa dhamman magaaloyinka waaween ee dalka.
Our Partners
Macaahidda iyo Mu’asasooyinka na hoos imaado

Darul-hidaya
Guriel-Galgaduud-Somalia

Almacarif
Guriel-Galgaduud-Somalia

Khulafa'u Rashidun
Guriel-Galgaduud-Somalia

Carafat
Guriel-Galgaduud-Somalia

Moalim Ibrahim
Guriel-Galgaduud-Somalia

Haji Yusuf
Cadado-Galgadud-Somalia

Sheikh-Mohamed Anas
Guriel-Galgaduud-Somalia

Darul-Huda
Guriel-Galgaduud-Somalia

Darul-Culum
Marergur-Galgaduud-Somalia

Manhaju-Salikin
Guriel-Galgaduud-Somalia

Abubakar-Sidiq
Godinlabe-Galgadud-Somalia

Ixyaa Turath Somal
Guriel-Galgaduud-Somalia

Rowdatul-Huda
Cadado-Galgadud-Somalia

Sheikh Abdi Bari
Galinsoor-Galgaduud-Somalia

Bilal Bin Rabaha
Cadado-Galgadud-Somalia

Sacadatu Dareyn
Guriel-Galgaduud-Somalia


