sosin

Information about SOSIN

Macluumaad ku saabsan Dallada:

Aragtida daladda

Daladda mu’asasooyinka iyo machadyada shareecada waxeey dooneeysaa ineey noqoto hay’ad cilmiyeed hormuud ka ah faafinta cilmiga shareecada oo leh hab horumarsan, waxqabad waxbarasho oo la aqoonsan yahay, iyo hab maalul adag.

Fariinta daladda

Daladda mu’asasooyinka iyo macaahida shareecada ee soomaliya waa hay’ad cilmiyeed si hufan u bixisa adeegyo waxbarasho iyo tacliin tayo sare leh si loo diyaariyo jiil ku takhasusay cilmiga shareecada oo u helaan qiyamka islaamka iyo akhlaaqda suuban, waxa uuna xambaarsan yahay dib u habeenta umadda iyo in uu dareemo waajibka ah in dadka loogu yeero Eebe.

Hadafyada daladda
  • Faafinta caqiidada saxda ah iyo sunnada nabida NNKH, la dagaalanka jahliga iyo afkaarta guracan.
  • Kor u qaadista faafinta cilmiga shareecada ee asalkeeda saafiga ah.
  • Diyaarinta jiil culimo iyo duccaad ah si loo daboolo baahiyaha waxbarasho ee dalka ka jira.
  • Xoojinta afka Carabiga iyo ku faafinta bulshada soomaaliyeed.
  • Horumarinta heerka maalul, barid iyo tacliin ee hay’adaha iyo machadyada shareecada.
  • In lahelo iskaashi iyo isdhexgalka hay’adaha iyo machadyada shareecada, iyo ardayda ka qalin jabisay.
  • K udadaalida sidii xiriir togan u yeelan lahaayeen machadyada shareecada.
  • Ku dadaalida sidii deeqo waxbarasho loogu heli lahaa ardayda ka qalin jabisay machadyada hoos imaada daladda.
  • Ku dadaalida sidii xarumaha daladda looga furi lahaa dhamman magaaloyinka waaween ee dalka.

Our Partners

Macaahidda iyo Mu’asasooyinka na hoos imaado

Darul-hidaya

Guriel-Galgaduud-Somalia

Almacarif

Guriel-Galgaduud-Somalia​​

Khulafa'u Rashidun

Guriel-Galgaduud-Somalia

Carafat

Guriel-Galgaduud-Somalia​​

Moalim Ibrahim

Guriel-Galgaduud-Somalia​

Haji Yusuf

Cadado-Galgadud-Somalia​

Al-Hilal

Cadado-Galgadud-Somalia

KUlmiye

Galinsoor-Galgaduud-Somalia

Sheikh-Mohamed Anas

Guriel-Galgaduud-Somalia

Darul-Huda

Guriel-Galgaduud-Somalia

Darul-Culum

Marergur-Galgaduud-Somalia

Manhaju-Salikin

Guriel-Galgaduud-Somalia

Abubakar-Sidiq

Godinlabe-Galgadud-Somalia

Ixyaa Turath Somal

Guriel-Galgaduud-Somalia

Rowdatul-Huda

Cadado-Galgadud-Somalia

Sheikh Abdi Bari

Galinsoor-Galgaduud-Somalia

Bilal Bin Rabaha

Cadado-Galgadud-Somalia​

Sacadatu Dareyn

Guriel-Galgaduud-Somalia​